Xildhibaanada cusub ee baarlamaanka Galmudug oo maanta la dhaariyey
January 11, 2020 - Written by EditorXildhibaanada cusub ee baarlamaanka Galmudug ayaa maanta lagu dhaariyay Degmada Dhuusa-Mareeb ee Caasimadda Galmudug.
Xildhibaannada cusub ee Maamulka Galmudug oo galabta lagu dhaariyay degmada Dhusamareeb . Liiska Xildhibaanada Galmudug ayaa Maalintii shalay waxaa shaaciyey guddiga doorashada ee maamulka Galmudug 83 xildhibaan oo noqonayo xubnaha soo dooran doona madaxweynaha cusub ee maamulka Galmudug.
Dhanka kale Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo ah Madaxweynaha Galmudug ayaa ka hor yimid xildhibaannada cusub ee Galmudug.
Halgan.net
Muqdisho