Wasiirka Arrimaha Gudaha PL oo laga waraystay korar lagu sameeyey golaha deegaanka ee Badhan.[Video]
October 10, 2020 - Written by EditorGaroowe:-Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dilmuquraadiyeynta Dowladda Puntland oo la hadlay Puntland TV ayaa ka warbixiyay doorka Puntland ay ka qaadatay heshiiskii arrimaha doorashooyinka dalka iyo korar lagu sameeyay Xildhibaanada Golaha Deegaanka ee Degmada Badhan.
M_M_Deeq
Halgan.net