Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo laga hadlay Amniga iyo Covid19
October 22, 2020 - Written by EditorShirka Golaha Wasiirada Dowladda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweyne ku-xigeenka Dowladda Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga, Qorshaha horumarinta Puntland iyo xaaladda Covid19 ee deegaanada Puntland.
Halgan.net
Garoowe