Wasaaradda Waxbarshada Puntland oo war ka soo saartay liiska laga saaray Jaamacadda Puntland ee Turkiga.[Video]
May 2, 2021 - Written by EditorGaroowe:-Waxaa shir isugu yimid maanta oo taariikhdu tahay 2/5/2021, Madaxda Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Puntland, Senator Cabdirisaaq Cismaan Jurrile iyo Masuuliyiinta Jaamacadaha Puntland, waxayna ka arrinsadeen arrinta ka soo cusboonaatay Ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata Dalka Turkiga oo ay ku dhawaaqday Ha’yadda Tacliinta sare ee Turkiga (YOK).
Hoos ka eeg Warsaxaafadeedka ka soo baxay Wasaaradda Waxbarshada iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Puntland.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net