Madaxweynaha Puntland oo kulan la qaatayGuddiga dib u habeynta nidaamka Warbaahinta

June 14, 2021 - Written by Editor

Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa kulan la qaatay Guddiga dib u habeynta nidaamka Warbaahinta Dowladda Puntland oo ka kooban khuburo Warbaahineed.

Madaxweynaha ayaa ka dhegaystay guddiga warbixin ku saabsan dib u habeynta warbaahinta Dowladda iyo talo-soojeedintooda la xiriirta sidii kor loogu qaadi lahaa hannaanka Warbaahineed ee Dowladda Puntland.

Kulanka waxaa Madaxweynaha ku weheliyay Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdullaahi Cali Xirsi Timacade iyo Wasiir ku-Xigeenka Wasaaradda Warfaafinta Mudane Cabdisalaam Siciid Faarax.

————DHAMMAAD———

XAFIISKA WARFAAFINTA MADAXTOOYADA DOWLADDA PUNTLAND

Comments are closed.

Archives
June 2021
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online