Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Dr.Cumar C/rashiid oo ka hadlay go’aanka ICJ iyo heshiiskii 2009.[Dhagayso]
October 13, 2021 - Written by EditorMuqdisho:-Ayada oo Maxkamadda Caalamiga ah ee Cadaaladda (ICJ) ay shalay xukuntay kiiskii baddan ee Soomaaliya iyo Kenya ayaa waxaa noo suurto-gashay inaan waraysano Ra’iisul Wasaarihii hore ee Soomaaliya Cumar Cabdirashiid Sharmarke oo xilligii uu jagada hayey soo shaac-baxay muranka badda ee Soomaaliya iyo Kenya.
Xukuumaddii Cumar Cabdirashiid ayaa Is-fahamka caanka noqday ee Memorandum of Understanding la gashay dawladda Kenya kaasi oo ku saabsanaa badda Soomaaliya.
Falastiin Axmed Iimana ayaa kula xiriirtay khadka telefoonka, waxayna weydiisay sida uu u arko xukunka maxkamadda?
VOA