Sh.Maxamed Cabdi Umal oo si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Dhagax-Buur(Masawiro)
March 29, 2014 - Written by Editor
Dhagax-buur:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo wafdi culumo ah ayaa maanta si weyn loogu so dhaweeyey magaalada Dhagax-Buur waxaana ay dadweynaha ay sheekha uga hortageen duleedka Magaalada .
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa socdaal sacwadeed ku jooga Soomaali Galbeed (Ogadenia)waxaana uu halkaas ka jeediyey muxaadarooyin kala duwan
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa caawa ka jeedin doona magaalada Dhagax-buur Muxaadaro cinwaankeedu yahay (Qabsada Dhamaantiin Xaraga Alle)[nggallery id=223]
Halgan.net ayaa waxaa Masawiro Hordhac ah soo gaarsiiyey Musasada Al-Suna oo deegaanadaas ka fulisay mashaariic kala duwan oo ay ugu horeyso Faafinta dacwada Islaamka.
Musasada Al-Suna
Dhagax.buur
Halgan.net

.gif)

