Faahfaahin Qarax ka dhacay Waqooyiga magaalada Gaalkacyo

June 14, 2014 - Written by Editor

qaraxGaalkacyo:-Wararka ka imaanaya magaalada Gaalkacyo ee Gobolka Mudug ayaa sheegaya in Bamgacmeed lagu Weeraray Gaari ay wateen ciidanka Booliska ee magaalada Gaalkacyo kuwaas oo marayey xaafada Garsoor ee Waqooyiga magaalada Gaalkcayo.

Ciidamada la Weeraray Bam Gacmeedka ayaa waxaa ka dhaawacmay hal askari  waxaana la geeyey Isbitaalka magaalada Gaalkacyo.

Goobjoogeyaal ka agdhawaa halka uu qaraxu ka dhacay ayaa sheegay in ciidanka amaanka ee magaalada Gaalkacyo ay howlgalo ku soo qabteen dhowr qof oo looga shakisan yahay in ay Bam gacmedka tuureen.

Ilaa hada ma jiraa wax war ah oo ka soo baxay Maamulka magaalada Gaalkacyo ee Puntland .

M_M Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online