Madaxweynaha Khaatumo Maxamed Yuusuf (Indha-sheel) oo ka waramay dagaal ka dhacay Saaxdheer

June 14, 2014 - Written by Editor

indha-sheelSaaxdheer:-Madaxweynaha  maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf  jaamac (Indha-sheel) oo waraysi gaar ah siiyey SomSat Tv ayaa waxaa uu markii ugu horaysay uu ka waramay dagaal shalay ka dhacay deegaanka Saaxdheer oo dhex maray ciidankiisa iyo ciidanka S/land. Madaxweynaha  maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf  jaamac (Indha-sheel) ayaa waxaa uu ka waramay in uu jiro khasaaro soo kala gaaray ciidan kiisa iyo ciidanka S/land oo uu sidda uu sheegay duulaan ku soo qaaday degaanka Saaxdheer oo degaan u ah hadda Garaad Jamaac Garaad Cali.

Hoos Ka Dhagayso SomSat Tv  waraysiga  Madaxweynaha  maamulka Khaatumo Maxamed Yuusuf  jaamac (Indha-sheel)

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/smwha5unjb/Waraysi_IndhaSheel.mp3]

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online