Waddanka Ingriiska oo gabi ahaanba maanta laga mamnuucay cunista iyo ka ganacsiga Qaadka

June 24, 2014 - Written by Editor

QaadLondon:-Maandooriyaha Qaadka ayaa Maalinta Berri (24.06) ka billaabato Mamnuuc ka ah Dalka Britain, ka dib markii dalkaasi uu Qaadka ku daray maadooyinka daroogada ah.Maanta oo Isniin ah ayaa ah maalinta ugu dambeysa ee Qaadka laga dhoofiyo Kenya uu ka degi doono dalka Britain. Aqalka Sare ee UK ayaa Bishii May ansixiyay Go’aanka Dowladda UK ay ku mamnuuceyso Qaadka, wuxuuna Qaadka Mamnuuc ka yahay Dalka Britain 24. Bisha July ee Sanadka 2014. Dowladda Britain ayaa Qaadka barbar dhigeysa Daroogada wuxuuna Qaadka soo gala Dalka Britain oo ay isticmaalaan bulshooyinka kala duwan sida Soomaalida ama Yamaniinta ,Hindida qaar ka mid ah ayaa waxaa laga keenaa bariga Dalka Kenya.

Kenya ayaa Bishii ku dhawaad 90 Tan oo Qaad ah u dhoofin jirtay Dalka Ingriiska. Qiimaha Qaadka ay Kenya u dhoofiso Ingiriiska ayaa lagu qiyaasay in uu la egyahay 2 Bilayn oo Shilin ($24 Milyan oo Dollar) sannadkiiba.

Hoos ka Daawo Raga Qaadka Cunaa gar maqaadi karaan mana qaadan karaan


Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online