Bisha Ramadaan Sh Maxamed Idirs Radio Halgan Live (Dhageyso)
June 29, 2014 - Written by EditorNairobi:-Sheekh Maxamed Idirs Axmed ayaa muxaadaro gaar ah oo uu ugu talo galay soo dhaweynta Ramadaanka, waxa uu umadda ugu baaqay iney si wanaagsan uga faa’iideystaan kheyrka ku jira bisha Soonka.Sheekha, ayaa dadka xusuusiyay sida dadkeenii hore ay uga faa’iideysan jireen bisha barakeysan ee Ramadaan, isagoona qof khasaaray ku tilmaamay qofkii aan ka faa’iideysanin bisha Ramadaan.
Sheekh Maxamed Idirs ayaa sidoo kale ka hadlay sida aan isku badali karno oo aan u noqon karno sidii salafka
Halkan ka Dhageyso Radio Halgan Live Bisha Ramadaan Sheekh Maxamed Idirs
Halgan.net
Mecca