Hay.adda samafalka iyo horurmarinta ee Nedsom oo qeyb weyn ka qaadatay Gurmadka Abaaraha

September 6, 2011 - Written by

Hague:-Hay.adda samafalka iyo hourmarinta ee Nedsom ee fadhigeedu yahay dalka Holland ayaa hormuud ka noqotay deeq lacageed oo loo ururiyay abaaraha dalka Soomaaliya.

Soomaali iyo ajaanib ku dhaqan dalka Holland ayaa magaalada Hague ku qabtay xaflad lagu soo bandhigayay deeq lacageed oo loo ururiyay gurmadka abaaraha ee dalka Soomaaliya. Hawshaasi deeq ururinta waxaa hormuud ka ahayd hay.adda samafalka iyo horumarinta ee NEDSOM, ee fadhigeedu yahay dalka Holland.

Hadaba Agaasimaha hay.addaasi Guuleed Yuusuf Axmed ayaa VOA u sheegay inay ururiyeen in ka badan $50,000 oo ay ugu talagaleen dadka ay abaaruhu ku dhufteen ee Soomaaliya.

Guuleed ayaa sidoo kale sheegay in hay.adda muwaadiniin ka soo jeeda dalka Turkiga ee iyagu ku nool dalka Holand ay si weyn ugala qeyb qaateen ururinta deeqdaasi.

VOA

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online