Shirkii Golaha xukuumada Dawladda Puntland oo looga hadlay amniga iyo horumarinta wadooyinka
March 5, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Shirkii Golaha xukuumada Dawladda Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madax weyne ku xigeenka Dawladda Puntland Eng.Cabdixakiin Cabdulaahi Xaaji Cumar Camey ayaa waxaa looga hadlay Amniga guud ee dalka, xaalada horumarineed ee wadooyinka Puntland iyo dib u habaynta shaqaalaha, dhaqaalaha iyo ciidamada.
Hoos ka eeg warsaxaafadeedka ka soo baxay Shirkii Golaha xukuumada Dawladda Puntland.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net