Warsaxaafadeed ka soo baxay Shirkii Golaha Xukuumada dowladda Puntland
March 12, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Shirka Golaha xukuumada Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey maanta Madaxwey naha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay xaalada amniga guud ee dalka, safarkii Madaxweynaha ee Jubbaland, isku-xirka Hay’addaha Dawladda, Siyaaasada Jinsiga Puntland iyo xaalada garoomada diyaaradaha ee Dawladda Puntland.
Hoos ka eeg Warsaxaafadeed ka soo baxay Shirkii Golaha Xukuumada dowladda Puntland.
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net