Mareeg cusub oo ku soo biirtay Shabakadaha Islaamiga ee Soomaaliya (Akhriso)

March 18, 2015 - Written by Editor

ogeysiis1Bishaaro! Ma ogtahay in dhawaan ay hawada soo gashay Mareeg Islaami ah oo cusub oo lagu magacaabo (http://ixsaanmedia.com/ Waxa aad kala socon doontaa wararkii ugu danbeeyay ee Dacwada iyo Soomaaliya .

Guud ahaan ummada ku hadasha afka Somaliga meel kasta oo ay joogaan waxaanu ugu bushaaraynaynaa in hawada la soo galiyey mareeg cusub oo qayb ka noqon doonta baahinta wararka iyo warbixinaha dacwada ee gayiga Soomaaliyeed.

Mareegtan cusub ayaad la yiraahdaa Ixsaan Media Waxaa aas-aasay dhalinyaro ducaad ah kuwaas u taagan soo gudbinta amuuraha dacwada ee geeska Afrika .

Wixii faaf-faahin ee dheeraada ah kala xiriir
Maamulka guud ee http://ixsaanmedia.com/

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online