Nabadoon Xaaji Maxamuud Ciise Samatar oo shalay ku geeriyooday magaalada Nairobi

March 21, 2015 - Written by Editor

tacsiLeicester:-Dhamaan Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool magaalada Leicester,UK ayaa waxaa ay tacsi u dirayaan guud ahaan Umada Soomaaliyeed gaar ahaan Ehelada uu ka dhintay Allaha u naxariistee Nabadoon Xaaji Maxamuud Ciise  Samatar oo shalay ku dhintay magaalada Nairobi ee caasimada dalka Kenya oo isla maanta lagu Aasay.

Nabadoon Xaaji Maxamuud Ciise Samatar ayaa waxaa uu ahaa Nabadoon aad looga yaqaan Gobolka Jubada Hoose guud ahaan gaar ahaan magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubada Hoose,  waxaan Alle uga baraynayaan  Qoysaskii , Eheladii , iyo Qaraabadii uu ka baxay Nabadoon Xaaji Maxamuud Ciise in uu sabir iyo iimaan ka siiyo isagan uu janadii firdowsa uu geeyo Aaamiin,Aaaaaaaaaaaamin.

Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku nool

magaalada Leicester,UK, Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online