Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh oo Wareysi gaar ah siiyay Golaha88 [Dhageyso]
October 14, 2015 - Written by EditorMuqdisho:-Madaxweynaha dowladda federaalka Soomaaliya, Xassan Sh. Maxamuud, ayaa markii ugu horreysay wareysi gaar ah siiyay Golaha88 oo ah Gole lagu gorfeeyo siyaasadda iyo arrimaha Soomaaliya. Madaxweynaha ayaa laga wareystay xaaladda dalka Soomaaliya iyo halka ay dowladda federaalka wax marineyso, isagoo soo hadal qaaday in shacabka Soomaaliyeed aysan is aaminsanayn xitaa aanay ku kalsooneyn dowladdooda.
Source:Golaha 88