Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland ”Madaxweyne Xassan waa in uu yimaadaa Gaalkacyo”[Video]

December 1, 2015 - Written by Editor

Faroole-170x114Garoowe:-Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland Dr.C/raxaman Farole oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa waxaa uu ka hadlay dagaalkii ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug isagoo bogaayey madaxda ku howlan in ay nabada ku soo dabaalaan isagoo ugu baaqay madaxwaynaah DFS Xassan Sh.Maxamuud in uu yimaado Gaalkacyo si xalka colaada uu ugu qayb qaato isagoo sheegay in xalka uusan ku filnayn oo kaliya Ra’iisul wasaaraha DFS Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaake.

Hoos ka Daawo shirka jaraa’d ee uu garoowe ku qabtay Madaxwaynihii hore ee dowladda Puntland Dr.C/raxmaan Farole

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
28293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online