Kaluumaysiga sharci darada ah oo gaaray heerkii ugu sareeyey Wariye Mohamed Salaad.[Daawo qaybtii 1aad]
December 23, 2015 - Written by EditorGaroowe:-Kalluumeysiga aan sharciga ahayn ee ka soconaya badaha Soomaaliya, wuxuu halis geliyey nolosha kalluumeysatada iyo noolaha badda haddii kalluumeysiga sharci darrada ahi uu sii socdo waxaa hubaal ah in baddaha Soomaaliya uu xaaluf ku dhici doono, waxaa sidoo kale suurogal ah in falalkii burcad badeed ah ay dib u soo laabtaan.
Hoos ka Daawo Jiriifka, Boob La Sharciyeeyey (Documentary) Qaybta Koowaad
Wariye Mohamed Salaad
Garoowe, Halgan.net