Banaanbax looga taageerayo Madaxweynaha Gaas lagu diidan yahay 4.5 oo ka socda Garoowe.
January 28, 2016 - Written by EditorGaroowe:-Waxaa goordhow ka bilaawday magaalada Garoowe ee caasimada Puntland Banaanbax lagu taageerayo Madaxweynaha Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas loogana soo horjeedo nidaamka 4.5 oo ay DFS iyo qaar ka mid ah mamul goboleedyada ay isku afgarteen shalay.
Dadweynaha Banaanbaxa dhigayey oo socod ku maray Garoowe ayaa ku qeylinayey ma rabno 4.5 waa xaaraan, waxaa dadweynaha sidoo kale ay soo dhaweyeen mowqifka wafdiga Puntland oo uu horkacayo Madaxweyne Gaas.
M_M Deeq
Halgan.net