Khudbadii Jimcaha Ee maanta Sheekh Maxamed Cabdi Umal.(Dhageyso)
June 29, 2012 - Written byNairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa maanta khudbadii Jimacaha wuxuu si qiimo leh uga hadlay in qofka muslinka ah laga rabo camal iyo caqiido wanaagsan waxaana uu sheegay in Islaamka uusan ahayn sheegasho iyo in magacaaga uu yahay mid Islaam ah balse waxaa lagaa rabaa camal iyo cibaado.
Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa si weyn ugu booriyey Muslimiinta ku dhaqan Nairobi gaar ahaan kuwii soo xaadiray in ay alle ka baqaan oo ay la yimaadaan wixii uu faray alle uuna faahfaahiyey nabigeenii Maxamed Nabad galyo iyo naxariis korkiisa ha ahaato .
Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Sheekh Maxamed Cabdi Umal uu ka Jeediyey Masjidka Abubakar Sadiiq ee Nairobi.
[audio:http://k005.kiwi6.com/hotlink/7129lj630z/shumal.mp3] Ama Halkan Mp3 Ilaahay ha nagu anfaco Sheekhana alaha ka abaal mariyo
Halgan.net
Nairobi
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|
4 Comments so far
Leave a comment
as w w allahuma axfad sheekhana kariim waxfadna macahu fidunya wal aakhirah amiin amiin.
Alaahu AKbar Alaah ha xifdiyo sheekha Cidii necebna Alaha soo hanuunsho.ma dhahayno ALaha fogeeyo
mansha alaah waan ku farax sanhay sheekh umal waxaan rajaynayaa in aan sidaan kuugu jeclahay aduunka aan aakhirana kuujeclado waxaan kuujeclahay ilaah dartiis runtii waa qiiraan yoodaa markaan dhgays to muxaaddaraadkaga shekh maxmaed cabdi umal
alla ha xafido sheekh maxamed cabdi umal ilaahay kuwii ku camalfalo alla haaynaka dhigo
isagana khaayr badan alla haka siiyo