Qarax ka dhacay Degmada Qansax-dheere ee gobolka Bay
(June 23, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta qarax miino oo ka dhacay Degmada Qansax-dheere ee gobolka Bay lala eegtay Makhaayad laga shaaheeyo oo ay ku sugnaayeen ciidanka DFKM  iyadoo markii qaraxu dhacay ay ciidanka DF
Qarax xooggan oo ka dhacay Mandheera iyo askar Kenyaan ah oo khasaaro uu soo gaaray
(June 23, 2012)
Mandheera:-Waxaa caawa uu qarax ka dhacay magaalada Mandheera qaraxa ayaa waxaa lala eegtay gaari ay lahaayeen ciidanka Booliska ee Degmada Mandheere waxaana ku dhaawacmay afar askari oo ka tirsan cii
Madaxda DFKM oo dib ugu soo laabatay Magaalada Muqdisho (Warsaxaafadeed)
(June 23, 2012)
Muqdisho:-Waxaa maanta Garoonka diyaaradaha ee Magaalada Muqdisho si gooni gooni ah ugu soo dagay madaxda ugu sareyso dowladda, Iyagoona si heer saro ah loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha ee Mag