
(June 10, 2012)
Muqdisho:-Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibadda Maraykanka ee Arrimaha Afrika, Johnnie Carson ayaa Muqdisho booqday, sida ay madaxda DKMG ahi sheegeena, waa mas’uulkii ugu sareeyey ee booqda magaalo Kitaabkii Al-Bayquuniya Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax (Daawo)
(June 10, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka ak Ciidamada Al-Shabaab oo gudaha u galay Degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud
(June 10, 2012)
Ceelbuur:-Wararka ka imaanaya degmada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegayaan in Ciidamadii Itoobiyanka iyo kuwa ciidamadakooxda la baxday Ahlu suna ee Suufiyada ah ee ku sugnaa Degma

(June 10, 2012)
Garoowe:-Dowladda Puntland ayaa ka digtey in la dhinac maro heshiiskii dhowaan Addid Ababa ku gaareen saxiixayaasha geedi socodka nabada Somalia (Road Map) kadib markii ay soo baxeen warar sheegeya in

(June 10, 2012)
Nairobi:-Wasiirkii Amniga Gudaha Pro George Saitoti iyo ku xigeenkiisii ayaa la xaqiijiyey in ay ku dhinteen shil Diyaaradeed ka dib markii ay burburtay diyaraarad Helikopterka oo ay leeyihiin ciid

(June 10, 2012)
Xaflad aad loo agaasimey ayaa waxaa lagu qabtey jaamacadda University of Bosaaso.xafladaas oo ay ka soo qayb galeen mas’uuliyiin farabadan. Ayaa ugu horeyntii ka Hadley madasha Maamulaha jamacaddaUn
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|