Darsigii dhawaan ka baxay Halgan web tv Station Sheekh Dr Cali M.Saalax (Daawo ku celis)
(June 7, 2012)
Oslo:Waxaa akhristayaasha sharafta leh ee Halgan.net u soo gudbinaynaa darsigii dhawaan si Live ah Maqal iyo Muuqaal uga baxay Halgan web tv station darsigaas oo uu Sheekh Dr Cali Maxamed Saalax ka ak
Khudbadii Sheekh Maxamuud Shible Jimcihii hore kaga hadlay galida Baarlamaanka (Dhageyso)
(June 7, 2012)
Nairobi:-Sh. Maxamuud Sh. Maxamed Shibli, ayaa waxa uu ka hadlay sida Diinta Islaamka u qabto in laga mid noqon karo dowlad Gaalo ah.Sh. Shibli oo khudbaddiisa Jimcaha ee isbuucii hore mowduucaas uga
Masuuliin ka tirsan Gobalka Banaadir oo dirqi uga baxsaday weerar gaadmo ah
(June 7, 2012)
Afgooye:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Afgooye ayaa sheegay in jidka loo galay maanta duhurkii masuuliin ka tirsan gobalka Banaadir kuwaas oo ku sii jeeday Degmada Afgooye ee gobolka Shabeelada Hoo
Maraykanka oo lacag ku baadi goobaya Madaxada Ururka Al-shabaab
(June 7, 2012)
Muqdisho:-Dowladda Maraykanka ayaa waxay malaayiin doollar ku baadi goobeysaa hogaanka sare ee Ururka Al-Shabaab oo dhawaan sheegay in ay bayco la galeen kuna biireen Ururka weynaha Al-Qaacida ee daga
Madaxweynaha Puntland oo la kulmay wasiirka iskaashiga caalamiga Mr.Ben Knapen.(Sawiro)
(June 7, 2012)
Addis:-Madaxweynaha dowllada Puntland Dr.Cabdiraxman Maxamed Maxamuud Faroole ayaa waxaa uu kulan shalay la qaatay wasiirka iskaashiga caalamiga iyo arrimaha Yurub u qaabilsan Holland Mr.Ben Knapen oo
Diyaarado duqeeyay degmada Balidhidin ee gobolka Bari
(June 7, 2012)
Boosaaso:-Waxaa shalay duqeyn dhinac cirka  ah ay ka geysteen diyaaradaha reer Galbeeda ah ee ku sugan Xeebaha dalka Soomaaliya degaanka lagu magacaabo Balli- Dhidin oo ka tirsan Gobolka Bari. Diyaar