Mutamarkii Dhalinyarad ee Danmark oo ka bilaaban doona magaalada Odense
February 20, 2013 - Written by
Odense:-Waxaa loogu bishaaraynayaa dhalinyarad Soomaaliyeed ee degan dalka Denmarka in la qaban doono dowradii 4aad ee dhalinyarad Soomaaliyeed loo qaban jiray waxaan ka soo qayb gali doona culimo aqoon iyo khibradba u leh qaabka ugu haboon ee dhalinyarada looga haqabtiro diintooda iyadoo culimada ka qayb galaysa dowradaan ay yihiin kuwa khibrad durugsan u leh da’yarta Soomaaliyeed ee ku nool qurbaha ama dalalka reer Galbeedka. Halkaan ka akhriso Jadwalka Mutamarka magaalada OdenseHoos ka eeg ogeysiis ku saabsan dowrada dhalinyarada Soomaaliyeed ee dalka Danmark
Masjidka IQRA
Tel.004550423856

.gif)

