Ciidamo ka tirsan S/land oo la wareegay Degmada Taleex ee gobolka Sool

April 15, 2014 - Written by Editor

taleexTaleex:-Wararka naga soo gaaraya Degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa sheegaya in ciidamo taabacsan S/land kana soo jeeda gobalka Sool ay la wareegeen Degmada Taleex halkaas oo ay Maamulka Khaatumo uu shir uga furmi lahaa. Ciidamada qabsaday Degmada Taleex ayaa ka yimid gobalka Sool waxaana ay fariisimo ka sameysteen duleedka Degmada Taleex. Ma jiraan ilaa haatan wax iska horimaad ah oo dhexmay ciidanka maamulka Khaatumo ee gacanta ku hayey Degmada Taleex iyo ciidanka S/land.

Degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa waxaa ay ka mid tahay magaalooyinka leh taarikhda fog aadna u nabdoonayd marka loo eegyo magaalooyinka kale ee Soomaaliya oo uu ka dhacay dagaalo sokeeyo oo salka ku haya Qabiil ayna hogaaminayeen dagaal oogayaal dano siyaasadee lahaa.

Degmada Taleex ee gobolka Sool ayaa waxaa hadda si gooni gooni ah u sheegtay in ay iyagu maamulaan Maamulada Khaatumo, S/land iyo Puntland  waan arrinta sababtay in magaalada gasho jahwareer siyaasadeed oo in badan ay ka nabadgashay.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
April 2014
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online