Radio Halgan “Manhajka Dacwada Ambiyada” Sh Bashiir Axmed Salaad (Tijaabo)

June 9, 2014 - Written by Editor

ogeysiis1Waxaa dib hawada ugu soo laabtay Halgan Radio Live oo aad uga barateen in Nadwooyinka iyo duruusta culumada live u soo tabin jiray alle mahadiis.Dhamaan waxaan u mahad celinaynaa howlwadeenada Halgan gaar ahaan walaalaha ku hormuudka ka ah Musasaooyinka kala ah Musasat Safa ,Musasat Al-Suna, Musasat Al-Minhaaj ,Musasat Al-karam ,kuwaas oo mar walba u taagan in ay soo tabiyaan duruusta iyo muxaadarooyinka culumada

Waxaa kale oo mahad gaar ah u jeedineynaa Musasat Al-Ixsaan ee Nairobi ,Musasat Al-Tawxiid ee Kampla iyo musasat Al.Bayaan ee dalka Sout Afrika.

Waxaa sidoo kale meesha ka maqneyn Golaha Imaamyada Waqooyiga Amerika ,Musasat EMA iyo Al-Irshaad ee Yurub  kuwaas oo si weyn uga qeyb qaata faafinta dacwada iyo soo tabinta duruusta culumada

Halkan  ka Dhageyso Halgan Radio Live

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online