Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya Sh Dr.Maxamed Xasan (Dhageyso)

June 6, 2014 - Written by Editor

al-hidaaya1Nairobi:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Hidaaya waxaa khudbadii maanta jeediyey Sh.Dr.Maxamed Xasan wuxuuna sheekhu ka hadlay ahmiyada ay leedahay sulxiga iyo in Muslimiinta dhexdooda la heshiisiiyo hadii ay is khilaafaan

Khudbada Sheekh Dr.Maxamed Xasan ayaa waxaa ay ku soo aaday xili dalalka Islaamka qaarkood ay ka socdaan dsagaalo fitno ah oo u dhexeeya Muslimiinta waxaana uu sheekhu si gaar ah uga hadlay qabiilada walaalaha ah ee isku leynaya gobolka waqooyi Bari ee dalka Kenya gaar ahaan Degmooyinka Mandheera iyo Wajeer.

Sheekh Dr.Maxamed Xasan ayaa ugu baaqay waxgaradka ,culumada iyo odayaasha dhaqanka iyo siyaasiyiinta in ay u istaagaan sidii loo joojin lahaa dagaalada ka dhexaloosan qabiilada oodwadaaga ah wuxuuna iyagana ugu baaqay in ay alle ka baqaan oo ay joojiyaan dagfaalada fitanka ah iyo daadinta dhiiga Muslinka.

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimacah ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Dr.Maxamed Xasan

[audio:http://k007.kiwi6.com/hotlink/zalaemnxt1/islaaxu_daatil_bayn.mp3]

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2014
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
30  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online