Madaxweyne Shariif Sheekh Axmed oo ka hadlay weerarkii Hotel Maka Al-Mukarama

March 30, 2015 - Written by Editor

Sheekh-shariifLondon:-Madaxweyinihii hore ee DKM  Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay weerarkii kooxda Al-Shabaab ay ku qaadeen Hotelka Maka Al-Mukarama ee Magaalada Muqdisho weerarkaas oo sababay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.

Madaxweynihii hore ee DKM Shariif Sheekh Axmed ayaa ka tacsiyadeeyay dadkii ku dhintay qaraxii ka dhacay Hotelka Maka Al-Mukarama wuxuuna ugu baaqay madaxada DFS iyo ciidanka amaanka in ay foojignaadaan.

Madaxweynaha DKM  Shariif Sh Axmed ayaa si gaar ah ugu tacsiyeeyey Danjire Yuusuf Maxamed Ismaaciil Bari Bari oo ahaa Safiirki Soomaaliya u fadhiyay magaalada Geneva ee dalka Switzerland.

Madaxweyne Shariif Sh Axmed ayaa sheegay in uu haatan wado uuna qorsheynayo howlo sama-fal oo wax loogu qabanayo dalka Soomaaliya isaga oo xusay in  Hay’ad  Samadoon ee uu gudoomiyaha u yahay ay ka howlgali doonto dhawaan dalka Soomaaliya oo dhan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online