Qaar ka mid ah Ciidanka wadooyinka Puntland oo tababar loo soo xiray

March 23, 2015 - Written by Editor

Taliyaha-Booliiska-Puntland-Gen_-Maxamed-Siciid-JaqanafGaroowe:-Waxaa maanta tababar loo soo xiray qaar ka mid ah Ciidanka wadooyinka Puntland waxaana uu tababarku u socday mudo 3bilood ah iyaga oo qaatay duruus kala duwan oo ku saabsan Sharciyada iyo amaanka wadooyinka .

Ciidanka wadooyinka maamulka Puntland ayaa waxaa ay tababarka ku qaateen  dugsiga tababarka ciidanka wadooyinka Puntland ee xorgoble ee Degmada Qardho ee xarunta gobalka Karkaar.

Taliyaha ciidanka Booliska Puntland Jen Maxamed Siciid Jaqanaf ayaa sheegay in ciidanka maanta loo soo xiray tababarka ay wax badan ka faa,ideysteen intii uu socday tababarka ayna wax ka qaban doonaan sharci darada iyo shilalka ka dhaca Puntland.

Dowlada Puntland ayaa wada qorshe ay kor ugu qaadeyso xirfada iyo aqoonta qeybaha kala duwan ee Ciidamada Puntland.

M_M Deeq
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
March 2015
M T W T F S S
 1
2345678
9101112131415
16171819202122
23242526272829
3031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online