Wasiirkii hore ee Maaliyada PL Faarax Cali Shire oo ka horyimid natiijadii Shirkii wadatashiga ee Muqdisho.[Dhagayso]

January 30, 2016 - Written by Editor

faarax-cali-shireBoosaaso:-Wasiirkii hore ee Maaliyada dowladda Puntland Faarax Cali Shire ayaa taageeray mawqifka uu ka qaatay shirkii wadatashi ee dhawaan ku soo gabagaboobay magaalada Muqdisho Madaxweynaha dowladda Puntland Dr. C/weli Maxamed Cali Gaas ee Madaxda dowladda Federaalka ay ku jaan goyeen in doorashada danbe dalka lagu soo xulo golaha wakiilada 4.5.

Wasiirkii hore ee Maaliyada dowladda Puntland Faarax Cali Shire ayaa sheegay in nidaamka 4.5 uu yahay nidaam aan la qaadan karin loona baahan yahay in madaxda Soomaaliyeed ay tixgeliyaan Dastuurka dalka Soomaaliya u yaal.

Hoos ka Dhagayso Wasiirkii hore ee Maaliyada dowladda Puntland Faarax Cali Shire

[audio: http://idilnews.com/wp-content/uploads/2016/01/w.maaliyada.mp3]

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2016
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
25262728293031
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online