Banaanbax Rabshado wata oo ka dhacay maanta Koonfurta Gaalkacyo

September 24, 2011 - Written by

Gaalkacyo:-Banaanbaxa rabshado wata ayaa dhacay maanta koonfurta magaalada Gaalkacyo waxaana banaanbaxa dhigayey arday ka careysan sida loo maareeyey deeq waxbarashao oo ka timid  dowlada Turkiya .Ardayda ayaa sheegay in  in la musuq maasuqay deeqada waxbarasho laguna takrifaray .

Ciidamada amaanka ee maamulka Koonfurta Gaalkacyo ee Galmudug ayaa rasaas ku riday ardayda dhigayey banaanbaxa waxaan ku dhintay  mid kamid ah ardayda banaanbaxa dhigayay qaar kalana wey ku dhaawacmeen.

Dowlada Turkiya ayaa waxay deeq waxbarasho oo gaareysa ilaa 500 oo arday u fidisay Soomaaliya waxaana loo qeybiyey DFKM iyo maamulgobaleedyada ka jira Soomaaliya sida Puntland, Galmudug iyo Somaliland.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online