Hay.adda WAAMO oo deeq lacageed iyo raashiin isugu jirta ku qaybisay Kismaayo.(Daawo Video)
September 8, 2011 - Written byKismaayo:-Hay.adda WAAMO Relif oo ah hay.ad gargaar ayaa waxay gaarsiisay deeq barakacayaal ku sugan magaaladda kismaayo ee xarunta Jubadda Hoose iyo nawaaxigeeda deeq, deeq daas oo isugu jirta lacag iyo raashiin.
Dadka loo qaybiyeyna waxay gaarayaan ilaa iyo 471 qoys oo ku nool gudaha magaaladda Kismaayo iyo tuuloooyinka ku xeendaaban. Hay.dda WAAMO waxay ka mid tahay hay.adaha sida firfircoon uga hawlgala gobolka Jubada Hoose, waxayna haddda gacanta ku haysaa agoon, agoontaasoo ay kafaala qaadeen khayrfalayaal.
no images were found
Waxayna hay.adda WAAMO u taaganatahay sidii ay wax ugu qaban lahayd dad ka soomaaliyeed ee kasoo baracay dalka intiisa kale. Waxayna qorshaynaysaa sidii ay uga fulin laheyd mashruuc biyodhaamin ah oo ay gaarsiiyaan walaalalaha ku dhiibaateesan magaalada nawaaxigeeda inay deeqaha kale ee soo gaaraa oo ah raashiin iyo lacag ah inay gaarsiiyaan degmooyinka kale ee hoos taga gobolada Jubada Hoose, waxay qeylodhaan udirayaan walaalaha somaliyeed ee muslimiinta ah inay gurmad deg deg ah lasoogaaraan dadka dhibateesan.
Maamulka Hay.adda Waamo
Kismaayo,Halgan.net