Hay.adda WAAMO oo deeq lacageed iyo raashiin isugu jirta ku qaybisay Kismaayo.(Daawo Video)

September 8, 2011 - Written by

Kismaayo:-Hay.adda WAAMO Relif oo ah hay.ad gargaar ayaa waxay gaarsiisay deeq barakacayaal ku sugan magaaladda kismaayo ee xarunta Jubadda Hoose iyo nawaaxigeeda deeq, deeq daas oo isugu jirta lacag iyo raashiin.

Dadka loo qaybiyeyna waxay gaarayaan  ilaa iyo 471 qoys oo ku nool gudaha magaaladda Kismaayo iyo tuuloooyinka ku xeendaaban. Hay.dda WAAMO waxay ka mid tahay hay.adaha sida firfircoon uga hawlgala gobolka Jubada Hoose, waxayna haddda gacanta ku haysaa agoon, agoontaasoo ay kafaala qaadeen khayrfalayaal.

no images were found

Waxayna hay.adda WAAMO u taaganatahay  sidii ay wax ugu qaban lahayd dad ka soomaaliyeed ee kasoo baracay dalka intiisa kale. Waxayna qorshaynaysaa sidii ay uga fulin laheyd mashruuc biyodhaamin ah oo ay gaarsiiyaan walaalalaha ku dhiibaateesan magaalada nawaaxigeeda inay deeqaha kale ee soo gaaraa oo ah raashiin iyo lacag ah  inay gaarsiiyaan degmooyinka kale ee hoos taga  gobolada Jubada Hoose, waxay qeylodhaan udirayaan walaalaha somaliyeed ee muslimiinta ah inay gurmad deg deg ah lasoogaaraan dadka dhibateesan.


Maamulka Hay.adda Waamo
Kismaayo,Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online