Madaxweynaha Puntland oo saaka magacaabay Af-hayeenka Madaxtooyada Puntland

September 21, 2011 - Written by

Garoowe:-Wareegto  ka soo baxday saaka Xafiiska madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole kuna astaysan Lr. 87,    ayaa lagu magacaabay af-hayeenka madaxtooyada Puntland, iyadoo loo magacaabay Axmed Cumar Xirsi ( Libaax Joore).

Wareegta  saaka ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa lagu xusay in  magacaabista  Afhayeenka madaxtooyada  ay dhaqan galayso maadaam uu madaxweynuhu uu saxiixay.

Hoos ka akhri Wareegtada ka soo baxday Xafiiska madaxweynaha Puntland

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

M_M_Deeq
Halgan.net

1 Comment so far

Leave a comment

  1. ADEER ANNAGAA NAQAAN WAXAAN WADA JOOGNEY KAMPALA WAA HAWLKAR KA SOO BIXI KARA HOWSHA LOO IGMAY.

Leave a comment

*