Madaxweynaha Puntlland oo Magacaabis & isku bedel ku sameeyey Ciidanka Booliska Puntland
September 25, 2011 - Written byGaroowe:-Digreeto kasoo baxdey xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamuud lanbarkeduna ahaa 92 kuna taariikhda 22/09/2011 kuna saabsan magacaabis & isku bedel ciidan.Waxaa magacaabis iyo isku shaandhayn lagu sameeyey qaybaha iyo saldhigyada ciidanka Police-ka Puntland.
1)G/sare Maxamed Jaamac Maxamed(Heeryo) Taliye-xigeen Hogaanka Saadka
2)G/le Axmed Yuusuf Muuse Taliye- xigeen Hogaanka Ciidanka
3)G/sare Axmed Gaani Cali Taliyaha Qaybta gobolka Bari
4)G/sare Maxamed Cali Xaashi Taliyaha Saldhiga Dekedda Bosaaso.
5)G/dhexe Faarax Warsame Cabdiraxman Taliye-xigeen Qaybta Gobolka Nugaal
6)Dhamme Maxamud Cabqaadir Xasan Taliye-xigeen Qaybta Gobolka Bari
7)G/le Cali Axmed Maxamed Taliye-xigeen Saldhiga Airpot Bosaso
8)Dhamme Cabdulqaadir Faarax Nairobi Taliye-xigeen Ciidanka Birmadka
9)G/le Maxamed Warsame Xasan Laanta Socotada.
Xeerkani waxaa uu dhaqangalayaa makuu Madaxwaynha Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamuud waana uu saxiixey.
Xafiiska Madaxweynaha Puntlland
Halgan.net Garoowe