Madaxweynaha Puntlland oo Magacaabis & isku bedel ku sameeyey Ciidanka Booliska Puntland

September 25, 2011 - Written by

Garoowe:-Digreeto kasoo baxdey xafiiska Madaxweynaha Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamuud lanbarkeduna ahaa 92 kuna taariikhda 22/09/2011 kuna  saabsan magacaabis & isku bedel ciidan.Waxaa magacaabis iyo isku shaandhayn lagu sameeyey qaybaha iyo saldhigyada ciidanka Police-ka Puntland.

 

 

1)G/sare Maxamed Jaamac Maxamed(Heeryo)       Taliye-xigeen Hogaanka Saadka

 

2)G/le Axmed Yuusuf Muuse                                       Taliye- xigeen Hogaanka Ciidanka

 

3)G/sare Axmed Gaani Cali                                          Taliyaha Qaybta gobolka Bari

 

4)G/sare Maxamed Cali Xaashi                                    Taliyaha Saldhiga Dekedda Bosaaso.

 

5)G/dhexe Faarax Warsame Cabdiraxman                Taliye-xigeen Qaybta Gobolka Nugaal

 

6)Dhamme Maxamud Cabqaadir Xasan                     Taliye-xigeen Qaybta Gobolka Bari

 

7)G/le Cali Axmed Maxamed                                       Taliye-xigeen Saldhiga Airpot Bosaso

 

8)Dhamme Cabdulqaadir Faarax Nairobi                   Taliye-xigeen Ciidanka Birmadka

 

9)G/le Maxamed Warsame Xasan                               Laanta Socotada.

 

Xeerkani waxaa uu dhaqangalayaa makuu Madaxwaynha Puntland Dr,Cabdiraxman Maxamed Maxamuud waana uu saxiixey.

 

 Xafiiska Madaxweynaha Puntlland
Halgan.net Garoowe

 

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online