Wafdi ka socda Puntlland oo ka qayb galay shirka wadatashiga oo u duulay magaalada Muqdisho

September 3, 2011 - Written by

Garoowe:-Wafti uga qayb geli lahaa dowllada Puntlland shirka wadatashiga ee ay garwadeenka ka tahaya Qaramada Midoobaya ayaa saaka waxaa ay ka duuleen Garoonka magaalada Garoowe iyagoo ku sii jeeda magaalada Muqdisho si ay uga qayb galaan shir wadatashi oo furmi doona maalinta beri ah.

 

Wafigaan ayaa waxaa ay ka kooban yihiin ilaa 25 xubnooda oo laga soo xulay 2 gole ee dowllada Puntlland waxaan hogaaminaya wasiirka waxbarashada Cabdi Faarax Juxa.

Wafdi labaad oo uu hogaamin doono Madaxweynaha Puntlland Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa la filayaa in saacadaha soo socda ay ka duulaan Garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe iyadoo qabanqaabada safarka uu hadda ka socdo Garoowe.

Shirka wadatashiga loogu magacdaray ayaan ilaa hadda si sax loo aqoon wax ka soo bixi kara iyo in uu noqon doono mid ay ku hishiin doonaa siyaasiyiinta hor booda arrimaha Soomaaliya, shirkaan ayaa wajigiisa hore waxaa uu ka bilaa banayaa magaalada Muqdisho maalinta beri ah  halka wajigiisa 2aadna uu ka dhici doona magaalada Garoowe.

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2011
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
2627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online