
(November 25, 2011)
Garisa:-Wararka ka imaanaya magaalada Garisa ee xarunta gaobolka waqooyiga bari ee dalka Kenya ayaa sheegaya in xalay qaraxyo loo adeegsaday Bamka gacanta lagu tuuro lagu weeraray laba goobood oo mi

(November 25, 2011)
Addis Ababa :-Madaxweynaha DFKM Sheekh Shariif Sheekh Axmed ayaa xalay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya kulan kula yeeshay Ra'iisul wasaaraha dalka Itoobiya, Meles Zenawi. Madaxweyna

(November 24, 2011)
4 taan wiil mid waa Ciidanka Sirdoonka Xamar midna waa Al-shabaab midna waa Maleeshiyada la socota duullaanka Kenya halka midka afraadna uu caseeye (baalashle ) ka yahay xamar ,Si lama filaan ah aya Dowro ka dhici doonta Masjidka Abu Hureyra ee magaalada Columbus
(November 24, 2011)
Ohio:-Waxaa lagu qabanayaa Dawro Cilmiga Sharciga ah tii Sadexaad iyo Muxaadarooyin Diini ah Masjidka Abu Hurairah ee magaalada Columbus, Ohio. Muxaadarooyinka waxaa ka qayb qaadanaya culimo ka kala t

(November 24, 2011)
Qardho:-Waxaa maanta gelinkii danbe si rasmi ah loo furay xarun loogu talagalay dadka qaba dhimirka waxaan xaruntaan cusub laga furay magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar, Xaruntaan ayaa waxa

(November 24, 2011)
GARISSA, Kenya (Reuters) - Kenyan and Somali troops jointly attacked al Shabaab hideouts in Somalia on Thursday, killing a number of militants, and a Kenyan soldier was killed by a roadside bomb while Xaruntii Shirkada Golis ee Koonfurta magaalada Gaalkacyo oo la dhacay
(November 24, 2011)
Gaalkacyo:-Koox dabley ah oo hubeysan ayaa saaka waxaa ay dhac u geysteen xaruntii shirkada isgaarsiinta Golis ee ku taalay Koonfurta magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug, kooxdaan dableyda ah

(November 24, 2011)
Garoowe:-Waxaa maanta laga sii daayey Xabsi ku yaal magaalada Garoowe ilaa 8 maxbuus oo lagu qabtay iska horimaad hubaysan oo degmada Taleex ku dhexmaray ciidamo ka tirsan Puntlland iyo S/lland , ma

(November 24, 2011)
Nairobi:- Waxaa qarax loo adeegsaday miinada dhulka lagu aaso maanta lagula eegtay gaari ay saarnaayeen ciidanka dalka Kenya, qarax ayaa waxaa uu ka dhacay degmada Mandheere ee gobolka waqooyi bari

(November 24, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa saaka u dhooofay magaalada Adis ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Madaxweynaha DFKM Sh Shariif ayaa waxaa safarkiis
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|