Ergeyga gaarka ee dowllada Maraykanka u qaabilsan arrimaha Soomaaliya oo gaaray Garoowe
(November 19, 2011)
Garoowe ,19 Nofembar 2011,Wafdi uu hogaaminayo Wakiilka gaarka ah ee Dowladda USA Danjire James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Garowe ee caasimadda Dowladda Puntland. Danjire Swan oo ay safarkaan k Madaxweynaha DFKM Shariif Shiikh Axmed oo dib ugu soo laabtay Muqdisho
(November 18, 2011)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFKM Shariif Shiikh Axmed iyo wafdi uu hogaminayo ayaa dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho ka dib markii uu safaro kale duwan ku tegay dalka Kenya iyo Sudan, Madaxweynaha DFK Sarkaal ka tirsan Hay’adda (NRC) ee dalka Norway oo caawa lagu dilay Gaalkacyo.
(November 18, 2011)
Gaalkacyo:-Sarkaal ka tirsan hay’adda qaxootiga u qaabilsan dalka Norway (NRC) ayaa caawa lagu dilay waqooyiga magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan xaafada Israac ka dib markii uu ka soo baxay salaadi Sh.Umal oo khudbo Jimcihii maanta ka digay in lagu gaaloobo Nimcada alle(Dhageyso)
(November 18, 2011)
Nairobi:Sh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu si wanaagsan uga hadlay khatarta ay leedahay in lagu gaaloobo nimcada alle iyo sida qu,aanka uu tusaalooyin umada ugu fahamsiiyey xaqa iyo Dhaqdhaqaaq ciidan oo laga soo sheegayo gobalka J/hoose
(November 18, 2011)
Kismaayo:-Wararka saaka naga soo gaaraya gobalka J/hoose ayaa sheegaya in ay ka jirto xiisad iyo dhaqdhaqaaq ciidan oo ay wadaan Ururka Al-Shabaab iyo ciidamada huwanta ee gacanta ka helaya ciidamada Maxaan ku Dhaartay ?! (sheeko gaaban) W/Q Cabdulqaadir Cabdi Diiriye
(November 17, 2011)
Wax walba iyagaa isla raba…, ma iyagaan weligeen u xayirnaanaynaa…? Hadda xoogaa rajaan qabnaa oo rag badan ayaan saaka isu keennay…, in kastoo aan dadkaan la isku hallayn Karin…, bal aan eegn Dagaalo iyo Duqeymo isbarbar socda oo caawa ka socda Magaalada Muqdisho
(November 17, 2011)
Muqdisho:-Wararka caawa naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in caawa dagaalo iyo duqeymo ay ka socdaan wadada warshadaha ee magaalada Muqdisho, dagaalka ayaa qarxay ka dib markii Ururka Deganaasho maanta ka jirta degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar
(November 17, 2011)
Qardho:-Wararkii ugu dambeeyey ee naga soo gaaraya colaada ka aloosan degmada Rako Raaxo ee gobolka Karkaar ayaa sheegaya in xaalada deegaanadii lagu dagaalamayey maalmahan ay maanta degan tahay, xiri Golaha wasiirada ee DFKM oo kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho
(November 17, 2011)
Muqdisho:-Golaha wasiirada DFKM ayaa maanta iskugu yimid shirkoodii caadiga ahaa, waxaana shir guddoomiyay ra’iisul wasaaraha xukuumada Dr.Cabdiweli Maxamed Cali. Kulankan ayaa waxaa looga hadlay ar Kenya oo sheegtay in ay ciidamo xoojin ah u diri doonto magaalada Muqdisho
(November 17, 2011)
Nairobi:-Dowlada Kenya ayaa shaaca ka qaaday in ay ciidamo xoojin ah ay u diri doonto magaalada Muqdisho si ay u xoojiso ciidanka AMISOM ee haatan ku sugan magaalada Muqdisho kuwaas oo ka kala yimid U
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|