Seminaar ku saabsan Waxbarashada oo ka dhici doona magaalada Leicester
June 26, 2012 - Written byLeicester:-Horn of Africa Services and Development Organization (HASDO) waxay kugu casumaysaa in aad kala soo qaybagasho kulan ama siminaar looga hadlayo muhiimada ay leedahay waxabarashada iyo caqabadaha aradayda ka horyimaada.Waxaa marti inoogu ah Macalimiin iyo Khubaro dhanka waxbarashada. Kulanka waa Xogwaran,Fikrad isdhaafsi iyo Su’aalo is waydaarsi.Siminaarka waxa uu dhacaya Jun 30,2012, Sabti, Saacudana:4.30pm,Waxaana lagu qabanayaaa Taylor Primary School.
Martida Siminaarka
1.Dr.Mahamud Abdirahman
2.Mr.Bashir Mohamed B.Sc/PGCE(Hons)
3.Mr.Mahamed Salah Ustaad B.Com/B.S (Hons)
4.Miss.Falis Ashkir B.Sc.(Hons)
5.Miss.Muna Diriye Student from University
Wixii faahfahin ah kala xidhiidh
Taleefanada: 07572109873
,0793289011,07944499766