Wariye Maxamed Nuur Shariif oo caawa lagu dhaawacay magaalada Muqdisho

June 8, 2012 - Written by

Muqdisho:-Kooxo hubaysan ayaa goordhow ku dhaawacay degmada Xamarjajab Wariye Maxamed Nuur Maxamed Shariif oo ka mid ahaa wariyasha  Radio Barkulan gaar ahaan magaalada Muqdisho dhaawaca wariye Maxamed Nuur Maxamed Shariif ayaa ah mid halis ah.

Kooxda weerarka ku qaaday wariye Maxamed Nuur Maxamed Shariif  ayaa ku dhuftay ilaa 6xabadood ka dibna ka baxsaday goobta ;Wariye Maxamed Nuur Maxamed Shariif ayaa loola cararay  Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho waxaana goobta soo gaaray ciidamo ka tirsan DFKM.

Wariye Maxamed Nuur Maxamed Shariif  ayaa waxaa la weeraray markii uu ka soo baxay xafiiska Telefishinka Horn Cable ee degmada Xamarajab. Ilaa haatan ma jiraan cid sheegatay weerarka lagu dhaawacay wariye Maxamed Nuur Maxamed Shariif  .

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
June 2012
M T W T F S S
 123
45678910
11121314151617
18192021222324
252627282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online