
(April 15, 2013)
Boston :-Wararka naga soo gaaraya magaalada Boston ee dalka Mareykanka ayaa sheegaya in Qaraxyo waaweyn ay ka dhaceen halkaas gaar ahaan goob ay ka socotay tartan orod oo loogu magac darey Boston M

(April 15, 2013)
Boosaaso:-Nadwadii sanadlaha ahayd ayaa caawa si rasmi ah waxaa ay uga bilaabatay masjid ka Al-rowda ee magaalada Boosaaso, cinwaanka guud ee nadwada ayaa sanadkan ah waxaa loogu magacdaray “ Isla

(April 15, 2013)
Muqdisho:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah ayaa socdaal dacwadeed ku yimid magaalada Copenhagen waxaana uu muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Tawxiid waxaana uu Sheekhu muxaadaradiisa ugu magacda

(April 15, 2013)
Garoowe:-Madaxweynaha Dowladda Puntland C/raxmaan Maxamed Faroole ayaa galabta xariga ka jarey dhismaha cusub ee Madaxtooyada Puntland xaruntaas oo ku taal duleedka xarunta dowlada Puntland ee Garoowe

(April 15, 2013)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Degmada Heliwaa ee Maamulka gobolka Banaadir Cumar Cabdulle Jacfaan, ayaa wuxuu maanta ka badbaaday isku day dil ah ka dib markii qarax miino lala eegtay gaarigiisii oo mara

(April 15, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid iyo xubno ka tirsan golaha wasiirada iyo taliyayaasha ciidamadda ayaa booqasho ku tagay maxkamadda g

(April 15, 2013)
Garoowe:-Guddiga doorashooyinka dowlada Puntland ayaa maanta waxaa uu si rasmi ah ugu dhawaaqay xiliga loo asteeyey doorashooyinka golaha degaanka xiliga ay ka dhacayso Gobollada Puntlland. Guddoomiya

(April 15, 2013)
Muqdisho:-Raisulwasaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo ay weheliyaan qaar ka mid ah golihiisa wasiirada ayaa goordhow booqday xarunta maxkamadda gobolka Banaadir iyo isbitaal Madiina. Raisulwasaaraha D Guddoomiyaha Hay’adda culimada Soomaaliyeed Sh.Bashiir Axmed oo waraysi siiyey VOA[Dhagayso].
(April 15, 2013)
Nairobi:-Guddoomiyaha hay’adda culimada Soomaaliyeed Sheekh Bashiir Axmed Salaad oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda VOA ayaa waxaa uu ka waramay sababah gaarka ah ee Al-shabaab ay u bartilmaam

(April 15, 2013)
Göteborg :-Waxaan maanta idiin soo gudbineynaa muxaadaro ay ka jeediyeen Sheekh Maxamed Cabdi Umal iyo Sheekh Maxamed Idirs Ahmed masjidka Bellevue April 2013 Göteborg waxaana labada Sheekh ay
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|