Faahfaahin qolada isku deyday in ay jabsato Halgan.net oo fashilmay (Warbixin)
(May 5, 2013)
Luxembourg:-Waxaan caawa u soo gudbineynaa Akhristayaasha Halgan.net mid ka mid ah ragga isku dayey in uu galo adminka Halgan.net isaga oo isticmaalay magacyo been ah isagoo ku fashilmay.Qofka isku da
Ra’iisul Wasaaraha DFS oo ka tacsiyeeyay dhaleeceeyayna qaraxii maanta (Warsaxaafadeed)
(May 5, 2013)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraxa Xukuumada Fedaraaliga ah ee Soomaaliya Mudane Cabdi Faarax Shirdoon Saacid ayaa tacsi tiiraanyo leh u direy eheladii iyo qaraabadii muwaadiniintii lagu gumaaday qaraxii
Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh oo maanta booqasho ku tagay Degmada Dayniile
(May 5, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta booqasho ku tagay Degmada Dayniile waxaana kormeerka ku weheliyey qaar ka mid ah golaha Wasiirada DFS  ,Saraakiil iyo ku simaha gudoomiyah
Qarax Ismiidaamin ah oo ka dhacay isgoyska ‘KM 4’ ee magaalada Muqdisho(Masawiro)
(May 5, 2013)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax is miidaamin ah uu ka dhacay isgoyska ‘KM 4’ ee magaalada Muqdisho waxaana qaraxa ku dhintay dad rayid ah oo la socday