Sheekh C/Naasir Xaji Ahmed oo Muxaadaro ka jeedshay Masjid Al-Nuur ee Hargeysa (Dhageyso)
(May 27, 2013)
Hargeysa:-Sheekh C/Naasir Xaji Ahmed oo ka mid ah Culumada Soomaaliyeed ayaa muxaadaro ka jeediyey Masjidka Al-Nuur ee magaalada Hargeysa ee xarunta Maamulka S/land waxaana uu Sheekh C/naasir Muxaadar
Maamulka Shirkadda Golis oo kulan ku yeeshay magaalada Bosaaso
(May 27, 2013)
Boosaaso:-Maamulayaasha xafiisyada shirkadda Golis ee gobolada iyo maamulka xarunta dhexe (HQ) ayaa kulan wada-tashi iyo is waraysi ah ku yeeshay magaalada Bosaaaso. kulaankaas oo looga arinsanayey ko
Mu’tamarkii Sanad laha ahaa oo ka bilawday Magaalada Seattle
(May 27, 2013)
Seattle:-Waxaa magaalada Seattle,WA ka socdo mu'tamarkii sanad laha ahaa waxaana sandakan looga hadlayay mawaadiic badan iyadoo ciwaankuna uu ahaa (من يرد الله به خيراً يفقه في
Madaxweynaha DFS Xasan Sh Ciidanka Kenya Hawshoodii ayay Baal Mareen (Dhageyso)
(May 27, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa walaac ka muujiyay ciidamada nabad ilaalinta ee ka socda dalka Kenya ee ku sugan magaalada Kismaayo, ka dib markii ay diideen inay sugaan
Madaxwayne ku xigeenka Jubaland oo eedeyn u jeediyey madaxda DFS (Dhageyso)
(May 27, 2013)
Kismaayo:-Madaxwayne ku xigeenka Maamulka Jubaland Gen.Cabdilaahi Sheekh Ismaaciil Fartaag ayaa markii ugu horeysay ka hadlay  wafdiga ka socda DFS ee haatan ku xayiran garoonka diyaaradaha ee magaal
Ciidamo ka tirsan DFS iyo kuwa AMISOM oo howlgalo ka sameeyey Degmada Wadajir
(May 27, 2013)
Muqdisho:-Ciidamo ka tirsan DFS iyo kuwa Amisom ayaa saaka howlgallo culus iyo baaritaanno ka wada qaar ka mid ah Degmooyinka gobalka Banaadir gaar ahaan  degmada Wadajir waxaana  howlgalladaas lagu
Ra’isul wasaaraha DFS Cabdi Faarax Shirdoon oo ku celiyey in aysan aqbali doonin Maamulka J/land.
(May 27, 2013)
Muqdisho:-Ra'isul wasaaraha Dowlada federaalka Soomaaliya Cabdi Faarax Shirdoon  ayaa mar kale ku celiyey in DFS aysan marna aqbali  doonin Maamul gobaleedka JubaLand wuxuuna sheegay in Dustuurka uu