Sheekh Xasan Daahir Aweys oo culumada Soomaaliyeed u Marqaati kacay (Dhageyso)
(May 16, 2013)
Baydhabo:-Sheekh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Ururka Al-Shabaab ayaa caawa wareysi siiyey TV Somali Channel waxaana uu daaha ka qaaday waxay in badan culumada Soomaaliyeed ka digi jireen oo ah in
Dowllada Federaalka ah oo ka soo horjeesatey doorashadii Madaxweynaha ee Jubaland.[War-saxaafadeed]
(May 16, 2013)
Muqdisho:-Ayadoo Ia llaalinayo dastuurka dalka ee qeexaya qaab-dhismeedka dawlad-goboleedyada dalka ee nidaamka federaaliga ah. Lana dhawrayo geedi socodka dawladaynta ee uu qeexayo Dastuurka Fedaraal
Dowlada South Korea oo Safiir u soo magacaawday Soomaaliya
(May 16, 2013)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sh. Maxamud ayaa maanta Villa Soomaaliya ku soo dhaweeyay Safiirka cusub ay dowladda South Korea u soo magaacwday Soomaaliya Mu