Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Al-Hidaaya Sheekh Maxamuud Shible (Dhageyso)
(May 3, 2013)
Nairobi.-Khudbadii Jimcaha ee maanta Masjidka Al-Hidaaya ayaa waxaa jeediyey Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah waxaana uu Sheekhu ka hadlay noocyada Fitanka iyo sida ay isigu xigaan iyo wax la gudbo
Puntlland oo sheegtay in aysan ka qayb galaynin shirka ka dhici doona London.[Warsaxaafeede]
(May 3, 2013)
Garoowe:-War-saxaafadeed ka soo baxay maanta dowllada Puntlland nuqul ka mid ahna uu soo gaaray warqabadka Halgan.net ayaa waxaa  ay si rasmi ah ugu sheegeen in aysan ka qayb geli doonin shirka ka d
Gudoomiyaha Baarlamaanka DFS oo ku laabtay Muqdisho (Warsaxaafadeed)
(May 3, 2013)
Muqdisho:-Gudoomiyaha Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta dalka dib ugu soo laabtay kadib safar shaqo oo uu ku t