Weerar xalay lagu dilay 5 Askari oo ka dhacay deegaannada Damajaale iyo Cabdi Sugow
(May 26, 2013)
Gaarisa:-Koox hubeysan oo ilaa haatan aan la aqoon heybtooda ayaa xalay weerar ku qaaday  labo saldhig  oo ku kala yaalla deegaannada Damajaale iyo Cabdi Sugow waxaana ay ku dileen weerarka 5askari
Wasiiro ka tirsan DFS oo gaaray magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose
(May 26, 2013)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in goordhow ay gaareen halkaas wasiiro ka tirsan DFS waxaana wafdiga horkacaya Wasiirka G/dhiga ee dowlad
Banaanbax lagu taageerayo Maamulka Juba Land oo ka socda magaalada Kismaayo
(May 26, 2013)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunka gobalka J/hoose  ayaa sheegaya in banaanbax balaaran oo looga soo horjeedo siyaasada madaxda DFS uu haatan ka socdo gudaha magaalada K
Madaxweynaha Juba land oo sheegay in aysan aqbali dooni maamul kale (Dhageyso)
(May 26, 2013)
Kismaayo:-Axmed Maxamed Islaan (Axmed Madoobe) oo shirkii Kismaayo ka socday loogu doortay madaxweynaha maamulka Jubaland ayaa sheegay inuu soo dhaweynayo war-murtiyeedka ka soo baxay madaxda ururka I