Ciidanka AMISOM oo xiray Idaacada ka howlgasha magaalada B/weyne
(May 1, 2013)
Baladweyne:-Ciidanka AMISOM ee gacanta ku haya magaalada B/weyne ayaa albaabada u laabay idaacad madax banaan oo ka howlgali jirtay magaalada B/weyne ee xarunta gobalka Hiiraan waxaana lagu eedeeyey i
Maxay ku nuugtaa, maxayse ka nuugtaa..W/Q Sh .Abdirisaaq Sugulle Maxamed
(May 1, 2013)
Mahad oo dhan Allah ayay u sugnaatay, Nabadgelyo iyo naxariisna suubanaheenii Muxamed korkiisa ha ahaato.Intaa dabadeed.. Cinwaanka kalimadan gaaban waxaa ay salka ku haysaa, sida soomaalidu tiraahdo
Wasiirada Arimaha dibadda ee DFS oo u ambabaxday Magaalada Addis Ababa
(May 1, 2013)
Muqdisho:-Ra’’isul wasaare kuxigeenka ahna Wasiirada Wasaaradda arrimaha dibadda iyo iskaashiga caalamiga Marwo Fawsiyo Yuusuf Xaaji Aadam ayaa uga qeybgaleysa Magaalada Addis Ababa shir ay
Iko Matata – dhib ayaa jirta – W/Q: Burhaan Axmed Maxamed
(May 1, 2013)
Nairobi:-Qof waliba oo Muslim ah marka uu maqlo Erayga Mujaahid waxa ku soo dhaca Qalbigiisa tilmaamaha wanaagsan ee uu leeyahay Qof walba oo Mujaahid ah tilmaamahaas waxaa kamid ah • In uu yahay
Ciidanka DFS oo howlgalo ka wada maalintii Labaad magaalada Muqdisho
(May 1, 2013)
Muqdisho:-Ciidanka DFS ayaa maalintii labaad ka wada magaalada Muqdisho howlgalo lagu sugayo amaanka waxaana ay ciidanaka hakad galiyeen isku socodka gaadiidka iyo ganacsiga Degmooyinka gobalka Banaad
Al-shabaab oo Hoobiyaal ku weeraray garoonka magaalada Kismaayo
(May 1, 2013)
Kismaayo:-Ciidamo ka tirsan ururka Al-shabaab ayaa hoobiyaal ku weeraray Garoonka Diyaaradaha ee magaalada Kismaayo waxaan khasaaro ay gaarsiiyeen laamiga ay ku odaraan diyaaradaha marka ay kacayso am
Haweeney xirneyd walxaha qarxa oo lagu qabtay Jaamacadda magaalada Kismaayo
(May 1, 2013)
Kismaayo:-Waxaa saaka ciidanka amniga ee magaalada Kismaayo ee ka amar qaata maamulka ku meel gaarka ah ee Kismaayo ay ku qabteen  gudaha magaalada Kismaayo  haweenay  xirnayd walxaha qarxa  iyado
Wasiirka amniga ee Puntllad Gen. Khaliif Ciise oo waraysi siiyey Idaacadda BBC-da.[Dhagayso]
(May 1, 2013)
Boosaaso:-Wasiirka amniga ee Puntllad Gen. Khaliif Ciise Mudan oo waraysi gaar ah siiyey Idaacadda BBC-da ee Afka Soomaaliga ayaa waxaa uu ka warbixiyey dhalinyaradii shalay lagu toogtay magaalada Boo