Ciidamo ka tirsan Daraawiishta Puntlland oo gadoodsameeyey galabta
(May 8, 2013)
Boosaaso:-Ciidamo ka tirsan kuwa Daraawiishta Puntland ayaa gadood sameeyey galabta iyaga oo ka cabanaya in aysan qaadan wax mushaaro ah mudo dhan 7 bilood waxaana ay soo baneeyeen fariisimo ay ku lah
Urur Siyaasadeedka UDAD oo sheegay in uu ka qayb galayo doorashada golayaasha deegaanka ee Puntland
(May 8, 2013)
Garoowe:-GuddoomiyahaUrurka siyaasadeedka UDAD Siciid Faarax Maxamed ayaa sheegay inay ka qayb gelayaan doorashada golayaasha deegaanka degmooyinka Puntland taas oo la filayo in ay dhacdo bisha June 2
Taliyaha cusub ee Hay’adda Nabad-sugidda ee DFS Bashiir Goobe oo maanta xilka la wareegay
(May 8, 2013)
Muqdisho:-Taliyaha cusub ee hay’adda nabad-sugidda ee DFS Bashiir Maxamed Jaamac (Bashiir Goobe) ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay xilka waxaana uu xilka kala wareegay C/kariim Xasan Da
Guddoomiyaha xaafadda Howl-wadaag ee magaalada Baydhabo oo la dhaawacay
(May 8, 2013)
Baydhabo:-Wararka naga soo gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay ayaa sheegay in xalay Bam gacmeed lagu weeraray guri uu deganaa  Guddoomiyaha xaafadda Howl-wadaag Khaliif Ibraahim ,Guddoo